Rugta ganacsiga iyo warshidaha koonfur galbeed

Ku soo dhawaaw Rugta Ganacsiga iyo Warshidaha Koonfur Galbeed

Nagu Saabsan

Rugta Ganacsiga iyo Warshidaha Koonfur Galbeed

Rugta Ganacsiga ee Dawlad Goboleedka Koonfur-galbeed Soomaaliya wuxuu u heellan yahay horumarinta barwaaqada dhaqaale ee Koonfur-galbeed isagoo adeegsanaya u-doodis, wacyigelin iyo isku xidhid.

Himilooyinkeena

In aan noqono codka ugu horreeya ee ganacsatada Dawlad Goboleedka Koonfur-galbeed Soomaaliya, annagoo u doodna siyaasadaha kobciya dhaqaalaha, bixinayna agabyo kor u qaada guusha ganacsiga, isla markaana abuurnayna shabakado xoojiya bulshada ganacsiga.

Aragtideenna

In dhaqaalaha Dawlad Goboleedka Koonfur-galbeed Soomaaliya uu noqdo mid kobcaya oo firfircoon, halkaas oo ganacsiyada waaweyn iyo kuwa yaryarba ay ku koraan oo ku barwaaqoobaan, isla markaana ka qayb qaataan horumarka guud iyo barwaaqada qarankeena iyo gobolka.

Scroll to Top